Friday, June 27, 2025

DAAWO: Wadooyin muhiim ah oo dib loo dhisayo Muqdisho & Guddoomiyaha Gobolka oo kormeeray

Labo wado oo muhiim ah ayaa dib u dhis lagu sameynayaa magaalada Muqdisho, waxaana maanta kormeeray  Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xusen Jimcaale.

Lanadaas wado ayaa kala ah tan isku xirta Isgoysyada Danwadaagta iyo Zoobe iyo Wadada kale ee isku xirta Sayidka iyo Isgoyska Howlwadaag.

Duqa Muqdisho ayaa  soo maray labada wado ee dib loo dhisayo, iyo sida ay u socdaan. Labadan wado ayaa ahaa kuwo aad u burbursan oo baahi weyn loo qabay in dib loo dhiso, waxaana ugu badnaan lacagta bixinaya dadweynaha Muqdisho.

DAAWO SAWIRRO

FB_IMG_1459674737106

FB_IMG_1459674789177FB_IMG_1459674768868FB_IMG_1459674771790FB_IMG_1459674777602FB_IMG_1459674780608FB_IMG_1459674783630FB_IMG_1459674786321FB_IMG_1459674796482FB_IMG_1459674800288

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON