Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Waqooyiga Kuuriya oo dhoolatus la yaab leh soo bandhigtay (Digniin loo diray Mareykanka)

Kuuriyada waqooyi ayaa ku soo bandhigtay awooddeeda military oo aad u weyn, oo uu ka dhex muuqday Gujis cusub oo xambaara Gantaalada balastikada.

Dhoolatuska ayaa waxaa loogu dabaaldegayay 105 guurada asaasihii Kuuriyada Waqooyi Kim Il-sung, oo awow u ah wiilka hadda ka taliya dalkaasi ee Kim Jong-un.

Gantaalaaha ayaa socod lagu marsiiyey xaflad ka dhacday magaalada caasimada ah ee Pyongyang, iyadoo uu daawanayey hogaamiyaha xukunka leader Kim Jong-un oo uu awoowe u yahay madaxeynihii ugu horreeyey.

Bandhigan wuxuu ku soo aaday iyadoo ay kordhayso xiisadda ka aloosan gacanta, xukuumadda Pyongyang waxay mar kale uga digtay Mareykanka in uu joojiyo wax ay ugu yeertay daandaansiga iyo dhaqdhaqaaaqyada taxadar la’aanta ah , waxay ku bixisay digniin inay ku jawaabto duqayn halaag ah.

Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigtay awoodeedda military

Mareykanka wuxuu u diray gacanka Kuuriyada raxan maraakiib ah oo uu ka mid yahay USS Carl Vinson, waxaana Waqooyiga Kuuriya ay ku hanjabtay inay dagaal Niyukliyeer la geli doonto Waqooyiga Kuuriya.

Kim Jong-un at the paradeParade in Pyongyang

Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigtay awoodeedda military

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON