“Waxaan cadeyna canshuurta iibka maaha wax cusub ee waa canshuur sharci ah marna ma canshuurno Raashinka. Marka walaalaha Somaaliyeed waa muhiim in aan garano macanaha canshuurta waa jiritaanka Ummadda iyo dhismaha Dowladnimo.” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Somaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle.