Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Weriyeyaashii ka badbaaday qaraxa Baarka “The Village” & qaabkii ay u baxsadeen

Weriyeyaal fara badan oo ku sugnaa Maqaayada “The Village” ee magaalada Muqdisho qeybta ku taala agagaarka Guriga Hooyooyinka iyo kasoo horjeeda Tiyaatarka ayaa ka hadlay qaabkii ay uga badbaadeen qaraxii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Baarkaasi.

Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la fariista goobtii ay fadhiyeen saxafiyiinta, kadibna muddo kadib ayay ka shakiyeen, taasoo keentay inay ka cararaan intii aanu is qarxin.

DAAWASHO WACAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON