Xafladdii ka dhacday xalay magaalada Muqdisho ee lagu soo bandhiyay guddiga mashruuca taageerada ciidamada qalabka sida, halkaasi oo madaxweynaha ugu dhawaaqay guddoomiyaha guddiga Jen. Jaamac Maxamed Qaalib iyo kuxigeenkiisa Sheelh Nuur Baaruud Gurxan. 





DAAWO: Xafladdii m/weynaha ku magacaabay guddiga taageerada ciidamada qalabka sida
Less than 1 min read


