DAAWO YAABKA: Musharax soo xiratay Jaakadaha xabbadu karin oo ka degtay Magaalada Cadaado

0

Waxaa magaalada Cadaado ka degtay haweeney u sharxan xildhibaan oo ku lebisan jaakadaha aanay xabbadu karin, taasoo kentay inay soo jiidato saxaafadda.

Haweeneydan ayaa lagu magacaabaa Fowsiyo Xasan Abuukar  waxayna u tartameysaa Kursiga uu banneeay madaxweyne Xasan Sheekh ee jufada Cali gaaf/ Warceyske, iyadoo xiligii ugu danbeeyay lagu soo daray tartanka.