Suuq casri ah oo wax waliba u dhan yihiin,, noociisuna ku cusub yahay Muqdisho (Muqdisho Mall) ayaa si rasmi ah looga furay Degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Mall-ka waxaa hirgeliyay Ganacssade C/llaahi Cali Addoon, Wuxuuna ku yaal bartama suuqa Xamarweyne oo ka mida suuqyada ugu waaweyn magaalada.
DHINACA HOOSE KA DAAWO SUUQA CUSUB
Goobjooge.com