Monday, June 23, 2025

Dab baab’iyay Suuqa ugu wayn ee lagu iibiyo Dharka Huudheyda [Sawirro]

Suuqa Gikomba ayaa la sheegay in uu dab qabsaday xalli saqdii dhexe. Wuxuu ku dhowyahay xaafadda Islii ee Nairobi.

Suuqa oo lagu tilmaamay in uu yahay midka ugu way nee dharka celiska ah ayaa dhowr jeer ooh ore gubtay. Waxaa loo maleynayaa in dabka oo ah mid xoog badan uu suuqa ka dhigo dambas. Dhar aad u badan ayaana ku gubtay.

Wasiir ka tirsan dowladda Kenya, Mwangi Kiunjuri, ayaa sheegay in la baarayowaxa sababay dabka soo noqnoqday.

Ad

Waxaa laga shakinayaa in dabka soo noqnoqday ee suuqa Gikomba uu yahay “mid si ulakac ah loo sameeyo”.  Shaqaalaha dab demiska ayaa weli ku mashquulsan deminta

Gawaarida dab demiska ayaa ayaa illaa iyo hadda deminaya suuqa gubtay, si ay u badbaadiyaan wixii ka haray dharka huudheyda.

- Advertisement -

Mid ka mid ah suuqlayda ayaa sheegay in ay ka gubteen 250 bundadood oo u dhigma $23 kun oo dollar (£17,600).

Suuqa ma ahan markii ugu horeysay ee uu gubto
Suuqa ma ahan markii ugu horeysay ee uu gubto
Gikomba oo gubtay
Qeybo ka mid ah ayaa lagu guuleystay in la demiyo
Suuqa ayaa ka dhisan jiingado u nugul dabka
Suuqa ayaa ka dhisan jiingado u nugul dabka
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON