Monday, July 14, 2025

Dab qabsaday qeybo ka mida Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho

Dab xoogan ayaa ka kacay inta u dhexeysa Dekadda caalamiga ah ee Muqdisho iyo Xabsiga dhexe ee Xamar, dabkaas ayaa qabsaday dhismooyin ka mida dekadda Muqdisho uma dhow Xabsiga Dhexe.

Agaasimaha Waaxda dabdamiska dowlada Hoose ee Xamar Cabdulaahi Maxamed Saneey  ayaa sheegay inay ku guuleysteen daminta dabka ka kacay inta u dhexeysa dekadda iyo Xabsiga dhexe ee Xamar.

Dabka ayaa sheegay inuu ka dhashay qashin badan oo goobta ku yaalay. Qasaaraha ka dhashay dabka aan ayaan la shaacin marka laga reebo in lagu guuleystay daminta dabkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON