Thursday, June 26, 2025

Dab xoog leh oo qabsaday Kaniisada ugu weyn Magaalada Paris. [Daawo Sawirrada]

Dab xoog leh ayaa qabsaday Kaniisada caanka ah ee Notre Dame cathedral  oo ku taalla bartamaha magaalada Paris, kaasoo weli socda, isla markaana baabi’iyey qeybta sare ee Kaniisadda.

Dabka ayaa la sheegay inuu mar qura qarxay iyadoo kaniisadda ay ka socotay howl dayactir ah, waxaana kooxaha dab damiyeyaasha ay la dagaalamayaan dabkaasi weyn oo halis ku haya inuu la tago Kaniisadda oo ah mid taariikhi ah.

Madaxweynaha Faransiiska ayaa joojiyay khudbad uu dadka Faransiiska u joojin lahaa, dabka dartiis, waxaana la sheegay inuu goobta tegayo.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON