Iyadoo uu maanta bilowday sanadka cusub ee miilaadiyadda 2019 ayaan halkan ku soo qaadaneynaa waxa ay shareecada islaamka ka qabto in dadka muslimiinta ah u dabaaldegaan ama isku hambalyeeyaan ciidaha Gaalladda.
Waxaa muxaarado qiimo badan kasoo jeedinaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo si xeel dheer uga hadlaya arrintan ay dad badan oo islaam iyo Soomaali ah ku aafoobeen.
HOOS KA DAAWO