Friday, June 27, 2025

Dad lagu dilay Bannaanbaxyo ka dhacay Magaalada Nairobi [Sawirro]

Bannaanbaxyo lagu diiday yahay natiijada doorashada dalka Kenya ayaa ku sii fidaya dalkaasi, kadib markii hoggaamiyaha mucaaradka uu qaadacay natiijada doorashada.

xaafadda Mathare ee magaalada Nairobi oo ka mida meelaha ay ku xoogan yihiin taageerayasha mucaradka, ah goob isku raran ah ayaa bannaabaxyo xoog leh ka dhaceen maanta.

Booliska rabshadaha ka hortaga ayaa kala cayriyay dibad baxayaashaasi. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in laba qof lagu dilay bannaanbaxa oo rabshado watay, isla markaana lagu dhaawacay qaar kale.

Shan nin oo middiyo ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday xarun codbixin oo ku taalla Tana River; waxaana Booliska uu dilay laba ka mida.

Daawo Qaar ka mid ah sawirada

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON