Thursday, June 26, 2025

Dad loo qabtay Qarixii qasaaraha geystay ee ka dhacay Degmada Garbahaarey

Ciidamada dowladda ee degmada Garbahaarey xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegay inay dad u xireen qaraxii xalay ka dhacay maqaayad ku taalla magaaladasi dhaliyay dhimasho iyo dhaawac.

Dadka loo qabtay qaraxa ayaa lagu tuhmay inay wax ka abaabuleen, waxaana la sheegay in saddex qof ay u xiran yihiin falkii xalay lagu qarxiyay maqaayad dad rayid ah xilligaasi ku sugnaayeen.

Qasaaraha qaraxa ka dhashay ayaa keenay inay ku dhintaan saddex qof oo rayid ah, ayna ka mid tahay haweeney maqaayada lahayd, iyadoo ay ku dhaawcmeen 5 ruux oo kale.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON