Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Dad qaaday heesta Calanka Somaliya oo lagu xiray Boorame & Weriyihii oo weli xiran

Ciidamada Somaliland ee ku sugan magaalada Boorame ayaa maanta xabsiga dhigay Qaar ka mid ah dad qaaday heesta Astaanta Qaranka Soomaaliya kadib markii uu weydiiyay su’aal ku saabsaneyd “Astaanta Calanka Somaliya ama Somaliland”, jawaabtaasoo noqotay mid ka careysiisay maamulka Somaliland, kadib markii ay dadkii oo dhan garan waayeen ataanka Calanka maamulka Somaliland.

Maamulka Somaliland ayaa la sheegay inuu tallaabo ka qaatay  arrintan iyadoo xabsiga la dhigay weriyaha Maxamed Cumar Jaray, iyadoo xarigiisa uu amray wasiirka amniga Somaliland, waxaana sidoo kale xabsiga la dhigay dadkii la wareystay  ee qaaday heesta calanka Soomaaliya iyagoo garan waayay heesta Somaliland.

Barnaamijka dhaliyay xiisada intaan la eg ayaa ahaa Kedis dadka Boorame lagu wareysanaya iyadoo la weydiiyay Heesta calanka Somaliland ama tan Somaliland.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO-GA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON