Monday, June 23, 2025

Dadka qaba Cudurka Coronavirus ee Somalia oo sare u dhaafay 600 & Dad cusub oo laga helay

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo laga helay Cudurka Corinavirus maanta 30-ka April 2020.

Kiiska cusub ee maanta la helay waa: 19 xaalad (13 Lab, 6 Dheddig), 18 qof oo ka mida waxay jogaan G/Banaadir, halka hal qof laga helay K/Galbeed.

Tirada guud ee dadka Cudurka qaba Soomaaliya waxay gaartay: 601 qof.

Ma jirin Dhimasho, waxaana ka bogsootay: 31 qof, iyadoo guud ahaan dhimashada ay tahay: 28 Qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON