Sunday, July 13, 2025

Dadweyne careysan oo banaanbax ka dhigay Jowhar & xaaladda oo kacsan

Banaanbax rabshado wata ayaa hadda ka socda magaalada Jowhar, waxaana xiran dhammaan ganacsigii magaalada kadib markii dadweyne isu soo baxay ay  xireen wadooyinka iyagoo diidan  askari dil ka geystay halkaasi oo weli aan la soo xirin.

jowharb

Arrintan ayaa ka danbeysay laba maalmood ka hor oo  askari ka tirsan ciidamada maamulka Jowhar uu si bareer ah u dilay nin darawal ah uu ku sugnaa bartamaha Suuqa Jowhar, askarigaa ayaa lagu tuhunsan yahay in loo fududeeyay inuu baxsado.

Ciidamada maamulka ayaa rasaas kor u riday si dadka qamaamaya loo kala kaxeeyo, laakiin xaaladda ayaa cakiran weli. Sabtida oo ahayd maalinta toddobadkii lagu ganacsado Jowhar ayaa isu bedeshay maalin qalalaase oo la xiray qeybihii Ganacsiga.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON