Sunday, July 13, 2025

Dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Cadale & Tuullooyin la gubay

Dagaal beeleed qasaare badan dhaliyay ayaa ka socda degaano hoos taga degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Dagaalkan oo u dhaxeeya laba beelood oo hore colaad u dhex maray ayaa maanta oo qura lasoo weriyay  in lagu dilay 10 qof.

Wararka ayaa sheegaya in tuulladda Koogaar ee degmada Cadale la gubay dad badanna ay dagaalkaasi beeleed ku dhinteen, kadib maleeshiyada labada beelood ku dagaalmay Tuulladaasi.

Dadaalo lagu joomjinayo colaadda ayaa ka socda Muqdisho iyo Shabeelada Dhexe, waxaana maamulka Hirshabeelle ay ku guuldarreysteen inay ka hortagaan colaaddan oo muddo soo taagneyd.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON