Tuesday, July 15, 2025

Dagaal beeleedka Magaalada Beledweyne oo faraha ka sii baxaya

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaaladaasi ee u dhaxeeya laba beelood oo muddo colaad ka dhaxeysay uu faraha kasii baxayo, iyadoo xalay uu dhacay dagaal xoog leh.

Dagaalka xalay labada dhinac dhex maray ayaa la sheegay inuu ahaa midkii ugu cuslaa dhowaanahan, waxaana ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, iyadoo maamulka iyo ciidamada AMISOM ay ku fashilmeen inay dagaalka joojiyaan.

Magaalada Beledweyne oo dhinaca kale  dhibaato weyn ay ku heyso fatahaada webiga oo magaalada saameyn ku yeeshay ayaa colaadda ka taagan waxay sababtay inay barakacaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON