Monday, June 23, 2025

Dagaal ka qarxay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan  ayaa sheegaya in dagaal ka qarxay magaalada.Dagaalka ayaa ka socda xaafadda H/wadaag ee magaalada Beledweyne, wuxuuna dhex marayaa maleeshiyo beeleed iyo ciidamada dowladda ee magaalada Beledweyne.

Qasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa la soo weriyay  inay jiraan iyado xiisad weyn ka taagan tahay magaalada Beledweyne.

LA SOCO FAAFHAAHINTA.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON