Thursday, June 26, 2025

Dagaal qaraar Alshabaab iyo ciidamada AMISOM ku dhex maray Shabeelada Dhexe

Kooxda Alshabaab ayaa dagaal kedis ah ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayay degaano ka tirsan degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Wararka soo dhacay ayaa sheegaya in dagaalku qarxay kadib markii ciidamada AMISOM ay Alshabaab wadada u galeen sida xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada milateriga ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Dagaal qaraar oo labada dhinac u dhaceeya ayaa ku dhex maray degaanada Biyocadde iyo Mirtuugo, kaasoo ku bilowday qaraxa Miino dhulka lagu aasay, waxaana xigay xigay Dagaal culus oo Fool ka Fool ah, waxaa lasoo weriyay qasaare xoog leh.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON