Sunday, July 13, 2025

Dalka Norway oo aqoonsaday Nooc ka mida Baasaboorka Soomaaliya [Dhageyso]

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda Norway ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga, gaar ahaan  kan diblomaasiyiinta.

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Maxamed Aadan Koofi oo dhowaan tegay Norway ayaa sheegay in dowladda Norway ay Aqoonsatay Baasaboorka diblomaasiga ee Soomaaliya isla markaana ay imaan doonaan dalka wafdi ka socda oo xaqiijin doona.

Wuxuu sheegay inuusan dalalkaasi kala hadlin arrinta ku saabsan Qaxootiga Soomaalida ee laga soo celinayo dalalka Yurub, arrintaasna aanay ahayn mid isaga qeseysa ama uu kala hadli karo ayna u taallo wasaaradaha xukuumadda.

Baasboorka Diblomaasiga ayaa dalal badan ku bixiyaan dal-kugalkooda markii wafdiyo ka socda xukuumadda ay tegayaan dalalkaasi iyadoo aan la ogeyn aqoonsiga cusub ee soo kordhay.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON