Wednesday, June 25, 2025

Danjire Tarsan oo martiqaad loogu sameeyay Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa martiqaad qado sharaf ah maanta loogu sameeyay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.

Danjire Tarsan oo aan meel fagaare ah lagu arkin tan iyo intii uu Muqdisho ku soo laabtay markii dowladda Kenya ay ka dalbatay inuu dalkiisa ku noqdo ayaa waxaa Qado sharafta u sameeyay maamulka degmada Deyniile ee Gobolka Banadir, waxaana ka qeyb galay guddoomiye ku xigeenka G/Banaadir Xuseen Maxamed Nuur iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmooyinka iyo agaasimiyaasha gobolka Banaadir.

DAAWO SAWIRRADA

Image may contain: 3 people, people sitting, table and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting
Image may contain: 5 people, people sitting, table, tree and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting, table and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON