DEDGEG: Is reebreebka wareega 8-da ee UEFA oo la sameeyay [Real Madrid iyo Bayern oo isku beegmay]

0

Waxaa hadda la sameeyay isku aadka wareega 8-da ee rubuc dhammaadka tarantanka horyaalada Qaarada Yurub -Champions League, iyadoo kooxo aan la fileyn ay isku soo beegmeen.

8-da koox ee isugu soo haray wareegan ayaa kala ah:

Barcelona
Real Madrid
Juventus
Atletico Madrid
Bayern Munich
Borussia Dortmund
Leicester City
Monaco.

WAXAY ISUGU SOO BEEGMEEN SIDA SOO SOCOTA:

Atletico Madrid  vs   Leicester City

Borussia Dortmund   vs   Monaco

Bayern Munich   vs     Real Madrid

Barcelona      vs         Juventus

Kulamada ugu adag ayaa noqday inay isku beegmeen Real Madrid iyo Bayern Munich, iyadoo ay sidoo kale isku soo aadeen Juventus iyo Barcelona.

Goobjooge.com