Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Madixii Nabadsugidda degmo ka tirsan Muqdisho oo la dilay

Kooxo hubeysan ayaa goor dhoweyd  toogasho ku dilay Taliyihi Nabadsugidda degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho Cabdall Dabeyl xilli uu marayay xaafadda Siliga Ameerikaanka ee degmadaasi.

Taliyaha la khaarijiyay ayaa watay gaari nooca raaxada, waxaana rasaas xoog leh ku furay dabley dhowr ah iyadoo la xaqiijiyay inuu isla goobta ku geeriyooday.

Maamulka Degmada Dharkenley ayaa  sheegay dilka Sarkaalkan uu maanta ka dhacay gudaha degmada uu madaxda ka ahaa sirdoonkeedda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON