Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: 126 xildhibaan oo ku baaqay in la laalo Mooshinka Madaxweynaha (War Saxaafadeed)

Kulan balaaran oo goor dhoweyd magaalada Muqdisho ku yeesheen 126 xildhibaan ayaa laga soo saaray Bayaan war-saxaafadeed ah oo loo diray guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa looga codsaday inuu laalo mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha ee 12-kii Ogost ay guddoonka Baarlamaanka u gubiyeen 93 xildhibaan.

War-saxaafadeedka ayaa looga codsaday Guddoonka Baarlamaanka in xal siyaasadeed loo maro tabashooyinka ay qabaan xildhibaanada mooshinka madaxweynaha keenay:

HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA 126-KA XILDHIBAAN

Warsaxaafadeed-01

Warsaxaafadeed-02

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON