Friday, June 27, 2025

DEGDEG: 16 Musharax oo u tartami doona Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd la soo xiray qabashada araajida musharixiinta Guddoonka Aqalka Sare.

Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka sare ee Barlamnaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la soo gabagabeeyay qabashada araajida musharixiinta u taagan saddex jago ee guddoonka Aqalka sare.

Guddiga wuxuu intaasi ku daray inay is diiwaan geliyeen oo ay guddoonka Aqalka sare u tartami doonaan 16 musharax oo isu sharxay jagooyinka, Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare iyo labadiisa ku xigeen.

HALKAN KA AKHRISO MAGACYADA MUSHARIXIINTA

Yaa isu soo sharxay Gudoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka..? [Akhriso Magacyada & Beelaha]

Goobjoog.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON