Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo doortay Guddoomiye kumeelgaara

Baarlamaanka Cusub ee maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay guddoomiye KMG ah oo guddoomin doona Baarlamaan goboleedka inta laga doorayo Guddoon rasmi ah.

Waxaa Guddoomiye KMG ah loogu doortay Baarlamaanka Hishabeelle  Maxamuud Siyaad Barqadle oo noqday ninka ugu da’da weyn xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle.

shirka-jowharKulamada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa socon doona iyadoo maalmaha soo socda la dooran doono guddoon rasmi ah, kadibna bartamaha bishan waxaa la dooran doonaa madaxeynaha Maamulka Hirshabeelle.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON