Monday, August 25, 2025

DEGDEG: Ciidamada AMISOM iyo ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Leego

Ciidamada AMISOM iyo kuwa milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib ula wareegay degaanka Leego ee Gobolka Sh/Hoose kadib markii Jimcihii ay weerar culus ku qabsadeen kooxda Alshabaab.

breaking-news2

Sida laga soo xigtay saraakiil AMISOM ka tirsan  dib u qabsashada Leego ayaa ka dambeysay markii ciidamo fara badan oo ka socda AMISOM iyo milateriga Soomaaliya ay dhowr jiho ka galeen degaankaasi oo kooxo Alshabaab ah ay ku sugnaayeen.

Faahfaahinta weerarka rogaal celiska ayaa la filayaa inay soo baxdo dhowaan….

Jimcihii ayay ahayd markii ay Alshabaab dagaal dhiig badan ku daatay ku qaadeen xerada Leego ayna ku dileen in ka badan 70 askari oo Burundi ka socda, wuxuuna ahaa weerarkii ugu cuslaa ee qasaare intaas la eg ka dhasho muddooyinkan.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON