Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo goor dhow la wareegtay Buq-Aqable

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ee AMISOM ay goor dhow qabsadeen Magaalada Buq Aqable oo ahayd xarun weyn oo Al-Shabab ay ku leeadahay gobolka HIiiraan.

Buqda

Dadka degaanka ayaa warbaahinta us heegay  in ciidamadu ay gudaha u galeen magaalada iyadoo aanu dhicin wax dagaal ah kadib markii ay isaga baxeen kooxda Alshaab oo dib u guratay.

Alshabaab ayaa la sheegay inay qaraxyo uga tageen magaalada, iyadoo markii ay ciidamada gudaha u galeen halkaasi uu qarxay gaari la sheegay in lasoo miidaamiyay, wax faahfaahin ah lagama bixin khasaraha uu dhaliyay.

Bua-aqable waxay  40km dhinaca Galbeed ka xigtaa magaalada Buula Barde ee Gobolkaasi oo go’doon ku jiray muddo dheer, waxayna tani culeyska ka qaadi kartaa magaaladaasi.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON