Saturday, June 28, 2025

Ciidamada Dowladda oo xiray Madaxii Aamin Ambulance ee Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Cabdiqaadir C/raxmaan Aadan oo ahaa agaasimaha Aamin Ambulance ay xireen ciidamada dowladda.

Wararka ayaa sheegaya in Dhaqtarka laga watay Bar Spaghetti, agagaarka Isgoyska Banaadir oo uu deganaa xilligii afurka kadib, markii ay ciidamo Boolis ah u yimaadeen halkaasina ka kaxeysteen.

Lama oga sababta loo xiray Madaxa Amiin Ambulance iyo waxa lagu heysto, lakiin waxaa muddooyinkan danbe baaritaan ku socday Wasaaradda Caafimaadka iyo ururro xiriir la lahaa oo arrimo musuq ah lagu heysto.

HOOS KA AKHRISO FAAHFAHAINTA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON