Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Ciidamada Itoobiya ee magaalada Baydhaba oo xiray Mukhtaar Roobow

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay goor dhoweyd xabsi u taxaabeen Mukhtaar Roobow Cali.

Arrintan ayaa timid iyadoo dowladda Soomaalida ay dadaal xoog leh ugu jirtay inay wadaadkaasi ka reebto doorashada madaxweynaha K/Galbeed oo lagu wado inay dhowaan ka dhacdo magaalada Baydhaba.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Mukhtaar Roobow ay wateen ciidamada Itoobiya oo jirdil u geystay ilaalada Wadaadka ooa ka mida mushatixiinta madaxweynaha K/Galbeed.

Xaalada magaalada Baydhaba ayaa kacsany, waxaana laga maqlayaa rasaas magaalada, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan inuu dagaal ka socdo magaalada.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON