Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Ciidamo taabacsan Musharax Xasan Cali Taakow oo la wareegay xaruntii uu ka socday Shirka Jowhar

Wararaka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo milateri ah oo  gadoodsan ay la wareegeen xaruntii uu ka socday shirka Jowhar.

Ciidamadam oo ah milateri ayaa qabsaday xaruntii shirka, iyagoo diiday in la galo ama laga soo baxo, waxaana xarunta degan ergada iyo xildhibaanada maamulka cusub ee Hirshabeelle.

jowhar-hoolkaIlo ku sugan Jowhar ayaa sheehay in ciidamadan ay yihiin kuwo ay isku beel yihin musharaxa Musharaxa Madaxweyne kuxigeenka Xasan Cali Taakow oo maanta sheegay inuu ka baxay shirka, kana digay faragelin ay madaxdooyada ku sameysay.

Ciidamadan ayaa si kedis ah goobta shirka u qabsaday, waxaana laga cabsi qabaa inay  isku dhacaan ciidamada maamulka Gobolka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON