Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: C/kariin Guuleed oo ku guuleystay madaxweynenimada Galmudug

musharax-guuleed

Waxaa hadda soo gabagaboobay doorashii madaxweynaha Galmudug, iyadoo uu ku guuleystay C/KARIIN XUSEEN GUULEED oo ay muuqato inuu helo codad dhan 49, halka musharaxa Axmed  Macalin Faqi uu helay 40 cod

Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay inuu madaxeynaha Galmudug noqday C/KARIIN XUSEEN GUULEED oo ahaa wasiirkii hore ee arrimha gudaha iyo amniga xukuumadihii hore. Waxaana hadda hareeyay shirka mashxarad iyo alalaase lagu soo dhoweynayo madaxweynaha cusub.

Waxaa khudbad jeedin doona labada dhinac ee kala guuleystay, waxaana la filayaa in Axmed Macalin Faqi u hambalyeeyo madaxweynaha guuleystay. waxayna tani ahayd doorasho aad loogu loolamay oo la isku raftay, lana soo maray saddex wareeg.

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON