Sunday, June 22, 2025

DEGDEG: Dab mar kale ka soo cusboonaaday Suuqa Bakaaraha & Gurmad loo diray

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dab dib uga kacay suuqa bakaaraha la soo weriyay iyadoo gaadiidka dab damiska ay degdeg u gaareen suuqaasi.

Dabkan cusub ayaa la sheegay inuu si tartiib ay uga soo fufay isla goobtii maanta laga damiyay dabkii weynaa ee baabi’iyay qeybo ka mida suuqa weyn ee Bakaaraha.

Qeyo dhaan ka timid ganacsato iyo dad suuqa ku sugnaa ayaa keentay in gaadiidka dab damiska Gobolka iyo kuwa shirkadda Hormuud ay degdeg u aadaan dabka cusub.

Ad

Wararkii ugu danbeeyay aya sheegaya in dabka oo ahaa mid aan xoog badneyn la bakhtiiyay markii ay isugu tageen dab damisyada.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON