Sunday, June 22, 2025

DEGDEG: Dab xoog leh oo goor dhow ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.

Dabkan oo si lama filaan ah goor dhoweyd u qabsaday qeyb ka mid suuqa siiba suuqa Khaliif iyo qeybta Dahablaha oo ahayd isla halkii uu dabkii ugu danbeeyay ka kacay, waxaana hadda gaaray dab-damiska gobolka Banaadir.

Dadweyne fara badan ayaa bilaabay inay suuqa aadaan, kuwaasoo intooda badan ah ganacsatada hantida ku leh suuqa, waxaana dadaal xoog leh loogu jiraa daminta dabka.

Ad

Waxaa socda howgal lagula tacaalayo dabkan oo noqonaya kii saddexaad ee muddooyinkan danbe ka kaca suuqa ugu weyn Soomaaliya.

LA SOCO FAAHFAAHINTA…

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON