Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Dab xoog leh oo qabsaday Suuqa Boocle ee magaalada Muqdisho

Dab xoog leh ayaa caawa ka kacay mid ka mida suuqyada ugu waaweyn ee Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Suuqa Boocle ee  Degmada Dharkeynley uu dab xoog leh qabsaday qeyb ka mida Suuqaasi, waxayna wararku sheegayaan inuu ka dhashay Dab aan la damin oo looga tegay suuqa xilligan oo dabeyl xoog leh ka jirto magaalada.

Dabka ayaa la sheegay inuu kusii fidayo qeybaha kale ee suuqa, waxaaa xilligan habeen ah ku qulqulaya suuqa dadweyne fara badan, iyadoo rasaas ay ridayaan ciidamada ammaanka degmada.

Ad

Daba ayaa xilli dambe kadib saqdii dhexe la xakameeyay iyadoo dab damisyada gobolka banaadir iyo shirkadaha ay ka qeyb qaateen, waxaana suuqa laga raray alaab fara badan oo dadkii lahaa ay dabka ka badbaadiyeen.

Maanta ayay ahayd markii uu gubta suuqa weyn ee Bakaaraha oo qeyb ka mida uu qasaare weyn soo gaaray.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON