Thursday, July 17, 2025

DEGDEG: Dagaal culus oo ka qarxay xuduudka Gobollada Sool iyo Nugaal

Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya inuu saaka dagaal qaraar ka dhex qarxay labadii dhinac ee dhowaan ku dagaalamay degaanka Qorrile, waxaana la sheegay inuu dagaalka maanta qarxay kadib markii ay halkaas soo gaareen gurmadyo  hub iyo saanad wataa.

Qorrille

Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka socdo deegaanka Maygaaglayaal e duleeka Burtinle, dad degaanka ayaa sheegaya in hubka waaweyn iyo qoryaha culus la isu adeegsanayo,  iyadoo qasaare kala duwan uu jiro laakiin aan weli la helin faahfaahin.

Arrinta colaadda cusub ayaa soo shaac baxday iyadoo ay socdaal dadaalo labada dhinac lagu doonayay in lagu dhexdhexaado, waxayna xaaladu u muuqataa inay ka sii dareyso.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON