Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Dagaal dib uga bilowday Magaalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas culus ay goor dhoweyd ka bilaabatay galbeedka magaalada Gaalkacyo.

Rasaasta ayaa timid kadib markii Puntland ay dib u bilowday dhismihii suuqa xoolaha ee muranka badan ka taagan yahay.

Xaalada ayaa kacsan, waxaana saxafiyiinta ku sugan magaalada Gaalkacyo ay soo sheegayaan in la maqlay rasaas xoog leh oo la isweydaarsanayo.

Horeba waxaa magaalada uga qaxay dad fara badan oo ka cabsi qaba inuu dagaalku waxyeeleeyo.

Labada maamul ayaa ku guuldarreystay inay xiisada jirta wax ka qabtaan iyagoo warbaahinta isu mariyay ereyo colaadeed iyo eedeymo kala duwan.

Faahfaahinta la soco…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON