Wednesday, June 25, 2025

Dayaxa oo Gebi ahaan Madoobaadey iyo Salaad laga abaabulayo Masaajidyada

Bisha ayaa xilligan qeyb ahaan madoobaatay sida ay ku soo warramayaan dadka ku nool magaalada Muqdisho  iyo magaalooyinka kale ee Afrika.

Madoobaashaha Dayaxa oo hore loo saadaaliyey ayaa hadda si weyn looga arki karaa meelo badan oo dunida ka mida, waxaana ka bilowday magaalada Muqdisho salaad la tukanayo sida ay tahay sunada Nebiga.

Dhinaca kale dadweyne caruur u badan ayaa wareegaya wadooyinka, kuwaasoo ku qeylinaya inay dadku isku soo baxaan oo Alle xusuustiisa badiyaan.

Meelo badan oo dunida ah ayaa si toos ah looga daawanayaa dayax madoobaadka Caawa, waxaana baahinaya dayax madoobaadka oo toos ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON