Tuesday, July 15, 2025

DEGDEG: Diyaarad xamuul oo ku burburtay Badda Ivory Coast [Sawirro]

Diyaarad ayaa ku dhacday badda Ivory Coast waxyar kaddib markii ay ka duushay Garooonka gagida diyaaradaha ee magaalada Abidjan.

Diyaaradan ayaa la sheegay mid xamuul ah oo saanad u siday ciidamada Faransiiska ee jooga dalka Ivory Coast, waxaana burburkeeda lagu arkay xeebaha magaalada.

Warkan oo hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaaradda burburtay ay saameyn ku yeesheen roobab waaweyn oo da’ayay iyo cimilada oo aad u xumeyd.

Muuqaalka diyaaradda ayaa muujiyay inay laga leeyahay Ukrainian ama Russian iyadoo ah nooca Antonov.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON