Sunday, July 27, 2025

DEGDEG: Diyaarad yar oo ku dhacday duleedka Afgooye

War degdeg ah oo hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad  noocs yar ah, oo aan la garan weli oo muddo ku dul wareegeysay degmada Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho ay ku dhacday dagaanka Cumar Berye oo 6 KM u jira xarunta degmada Afgooye.

Diyaaradan ayaa dadka degaanka ay sheegeen inuu dab qabsaday. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Afgooye ayaa gaaray goona ay ku dhacday diyaaradda waxayna sheegeen inay arkeen burbur iyo uuro balse ay baarayaan sida wax u dhaceen.

Qasaaraha diyaaradda cidda lahayd iyo dadkii saarnaa ayaa lagu wadaa inuu dhowaan soo baxo.

Waa diyaaradii labaad ee ku dhacday  degmada Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhowaan ay halkaasi ku dhacday diyaarada laga leeyahay dalka Masar oo u kireysneyd shirkad qandaraas ka heysata AMISOM.

WIXII SOO KORDHA SHILKA DIYAARADDA HALKAN LA SOCO..

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON