War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeyn culus ka bilaabeen degaanka Ceelcade oo saaka weerar culus ay kula wareegeen Alshabaab xeradii ciidamada Kenya ee halkaaasi ku taallay.
Dadka Degaanka ayaa ku waramaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeyn culus ka wadaan degaanka Ceelcade isla markaana madaafiic waaweyn ay la dhacayaan degaankaasi.
Ciidamada Kenya ayaa la sheegay inuu qasaare xoog leh kasoo gaaray weerarkii Alshabaab, taasoo keentay in duqeyn dhinaca cirka ah ay qaadaan.
Goobjooge.com