Friday, August 1, 2025

DEGDEG: Dowladda Kenya oo shaacisay in Weerar argagixiso lagu soo qaaday, howlgalna uu socdo

Dowlada Kenya ayaa si rasmi ah u shaacisay in weerar argagixiso lagu soo qaaday, isla markaana uu socdo howlgal lagu qaaday koox dabley ah oo ku jirta Hotelka Dusti ee magaalada Nairobi.

Afhayeenka ciidamada Booliska Kenya  Joseph Boinnet ayaa sheegay in koox argagixiso ah ay weerar ku qaaday dhismaha Dusti, ayna ciidamada gaarka ah ee Kenya ay howlgal ka wadaan halkaasi si ay usoo gabagabeeyaan dableydaasi.

Xaaladda ayuu sheegay inay gacanta ku hayaan, isla markaana uu dadka ka codsanayo inay la shaqeeyaan ciidamada amniga dalkaasi, wuxuuna intaas ku daray inay jiraan qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ay dib ka soo sheegi doonaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON