Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Gabar Saxafiyad ah oo lagu dilay Magaalada [SAWIRRO]

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gabar saxafiyad ah goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho.

Gabadha weriyaha ah ee la dilay ayaa magaceeda lagu sheegay Sagal Salaad Cusmaan.

Weriyaha ayaa la sheegay  inay u shaqeyneysay Warbaahinta Dowladda, (Radio iyo TV-ga dowladda), waxaana dabley hubysan ay ku dileen agagaarka xarunta jaamacadda Plasma, Degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Sagal

Dableyda dilka geysatay ayaa la sheegay inay ka baxsadeen goobta, waxaana saxafiyada oo ahayd gabar dhalinyar meydkeeda laga qaaday halkaasi markii ay tageen ciidamada ammaanka.

Xoghayaha guud ee ururka Saxafiyiinta NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa cambaareeyay falka waxashnimada ah ee lagu dilay weriye Sagal Salaad.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON