Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saaka la shaaciyo kadib markii dhowr jeer dib loo dhigay shalay iyo xalay.
Saxaafadda ayaa goor dhoweydlooga yeeray xafiiska ra’iisal wasaaraha, waxaana markan la filayaa in lagu dhawaaqo liiska golaha wasiirada ee dib u dhaca badan hareeyay.
Xalay ayay ahayd markii loo yeeray saxaafadda si loo shaaciyo golaha cusub, laakiin si lama filaan ah dib loogu dhigay.
Golaha wasiiradaayaa la sheegay inuu hareeyay muran ku saabsan shaqsiyaad ka mida iyo qaabka xilalka loo qeybiyay.
LA SOCO