Friday, June 27, 2025

Labada isbaheysi ee xildhibaanada oo war-murtiyeed kasoo saaray xukuumadda la filayo in lagu dhawaaqo

Labada isbaheysi e kutlooyinka Baarlamaanka oo kala ah Badbaado Qaran iyo Toosinta Talada Qaranka ayaa markii ugu horeysay soo wada saaray war-murtiyeed wadajir ah oo ay uga digeen in xukuumada cusub lagu soo daro afar xubnood oo hore looga digay inay ka mid noqdaan Golaha wasiirada cusub.

Warsaxaafadeed ay iminka uun soo saareen hoos ka aqriso.

warsafaded

Afarta xubnood ee halkan aan lagu magacaabin waxay ku jireen warsaxaafadeedkii hore..

 

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON