Wednesday, July 2, 2025

DEGDEG: Madaafiic caawa lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Dhowr madfac ayaa laga maqlay caawa magaalada Muqdisho kadib saqdii dhexe, waxaana la soo weriyay in 4 -6 Madfac lagu soo riday magaalada inay ku dhaceen garoonka diyaradaha Aadan Cadde iyo agagaarkiisa.

Madaafiicdan ayaa dhinac qura kasoo dhacayay, waxaana loo maleyanayaa inuu ahaa weerar hoobiyeyaal ah oo ay qaadeen kooxda Alshabaab.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in madaafiicda ay ku dhaceen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, mana cadda halka laga soo riday.

Xaaladda ayaa hadda degan iyadoo ay istaageen madaafiicdii dhaceysay..

Faahfaahinta la soco….

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON