Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Madaxweyne Aadan Barrow oo la dhaariyay

Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambiya Adama Barrow ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyay Safaaradda dalka Gambia ee magaalada Dakar dalka Senagal.

Dhaarta ayaa si toos ah loogala socday warbaahinta caalamka, waxaana laga soo bedelay magaalada Banjul oo markii hore la qorsheeyay inay ka dhacdo safaaradda Senagal.

Dhaarta kadib ayaa la filayaa in ciidamada dalalka Galbeedka Afrika ay xoog ku farageliyaan dalka Gambia oo talada inuu ka dego uu diiyay madaxweynihii hore Yaxya Jamme.

Xaaladda dalka Gambia ayaa qasan iyadoo  golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay la filayo inuu kulan degdeg ah ka yeesho arrinta dalkaasi.

Wakaalado

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON