Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo tegay Baarka Liido ee weerarku ka dhacay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta maqribnimadii tegay  Xeebta Liido iyo Baarkii uu weerarku ka dhacay xalay ee lagu laayay dadka shacabka ah ee faraha badan.

Booqashada madaxweynaha ayaa timid 24 saacadood ka timid kadib markii weerarku bilowday, waxaana lagu sheegay inuu soo indha indheeyo xaalada goobta iyo inuu u muujiyo taageero dadkii waxyeeloobay.

Goobjooge.com ayaa faallo xasaasi ah ka qortay sida madaxweyne Xasan Sheekh u dhaqmay weerarkii Liido (Akhri)

Madaxweynaha ayaa fariistay baarka weerarku ka dhacay, taaso ah tallaabo uu hore u qaaday inkastoo uu lasoo daahay. Waxaa la arkayay madaxweynaha iyo saraakiisha la socota oo ku shaahaya Baarka.

Ad

Waxaa madaxweynaha la socday xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir, Taliyaha Booliska iyo madax kale oo ka tirsan ciidamada iyo xafiiskiisa.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON