Monday, July 7, 2025

DEGDEG: Maxkamadda Ciidamada oo sii deysay Weriye C/wahaab Abuuja

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay xoriyadiisa dib ugu soo celisay Weriye Maxamed C/wahaab Nuur (Abuuja), kadib markii wax dembi ah lagu waayey.

Go’aanka Maxkamadda ayaa soo baxay goor dhoweyd iyadoo lagu dhawaaqay inuu xor yahay Maxamed C/wahaab Abuuja oo ay Hay’adda NISA xirtay, kuna eedeysan inuu ka tirsan yahay Alshabaab, isla markaana uu dil u heystay qof haweeney ah.

Weriyaha ayaa muddo 5 bilood ah u xirnaa denbi uusan gelin, waxaana ugu danbeyn uu helay cadaalad markii la hor geeyay Maxkamadda ciidamada.

LA SOCO WIXII KUSOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON